Qarax lagu aasay meel ku dhaw Masaajid kuyaala Muqdisho oo la fashiliyay (Daawo Sawirada)

Ciidamada booliiska iyo kuwa Nabad sugida Soomaaliya oo wada jira ayaa la sheegay in ay fashiliyeen qarax lagu aasay kasoo horjeedka Masaajid kuyaala xaafada KPP ee degmada Hodan. Qoraal kasoo baxay Hay’ada NISA ayaa lagu sheegay in ay ku guuleesteen fashilinta qaraxa la doonayay in dad shacab ah lagu dhibaateeyo, waxaana Qoraalka NISA lagu sheegay … Continue reading Qarax lagu aasay meel ku dhaw Masaajid kuyaala Muqdisho oo la fashiliyay (Daawo Sawirada)